Waqtigii loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo Doorashada Kuraasta Garbaharaey oo fashil ku yimid

Waxaa maanta oo talaado ah ku eg mudo labo isbuuc ah oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ku shaaciyeen in lagu qabanayo doorashada kuraasta loo asteeyay in lagu qabto magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Guddiga doorashada Jubbaland ayaa qoraal ay soo saareen 15-ka bishan ku shaaciyay in mudo labo isbuuc ah lagu soo … Continue reading Waqtigii loo qabtay in lagu soo gabagabeeyo Doorashada Kuraasta Garbaharaey oo fashil ku yimid